Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: Shenamic on May 31, 2011, 07:50:06 PM

Title: Tilmaamtaada Ee Uurka Caafimaadka Leh, Dhalmo iyo Daryeelka Caruurta
Post by: Shenamic on May 31, 2011, 07:50:06 PM
Waxaan Jeclahay in aan halkaan idinkula waddaago buugaan Magaciisu yahay " Hooyo iyo Ani" oo aan Google ka helay.
Waa Buug ku qoran luuqaddeena Hoyo, aadna u soo koobin Habka loo hello Uur iyo Dhalmo Caafimaad leh, Iyo Daryeelidda
Caruurta yar yar.

Ka Degso Halkaan:
http://passporthealthplan.com/pdf/provider/services/cals/mommy-somali.pdf (http://passporthealthplan.com/pdf/provider/services/cals/mommy-somali.pdf)


Kafa'iidayso Wallaal.
By Shoaib (Shenamic)
Title: Re: Tilmaamtaada Ee Uurka Caafimaadka Leh, Dhalmo iyo Daryeelka Caruurta
Post by: Aamino on January 25, 2015, 04:50:44 PM
Walayal waxan idin waydinaya hada iga cawinkartan sidan u heli laha buga ladhaho hooyo iyo aniga wanan isku dauey inanan so dejisto lakin wan so dajisan kariwayey sababtuna waxawaye markan google ku qoro waxa iso baxaya luqada inglishka tas oo an fahmiwayey hadi ad iga wacinkartan wan ubahnahay
Title: Re: Tilmaamtaada Ee Uurka Caafimaadka Leh, Dhalmo iyo Daryeelka Caruurta
Post by: SomaliDoc on January 27, 2015, 12:58:16 PM
Guji sawirka buugga si aad u akhrisatid....
(http://somalidoc.com/Topics/hooyo.png) (http://www.yumpu.com/so/document/view/7387408/mommy-me-somali-cals-provider-passport-health-plan)