Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xidig cade on September 07, 2017, 05:11:28 PM

Title: Su'aal: Hormoonada dumarka ayaa igu badan?
Post by: Xidig cade on September 07, 2017, 05:11:28 PM
Asc dr aad baan idinkuugu mahadcelinayaa ilaahey ha idin abaal mariyo howsha aad bulshada u heysaan intaa kadib dr waxaa igu badan hormoonada dumarka socodkeyga waa sida dumarka oo kale dhaqan keyga waa dhaqanka dumarka oo kale sidoo kale dadka way igu caayaan waxaana isku dayaa in aan iska dhaafo lkn ma sii wadi karo oo waan la qabsaday dr maxaa xal sidee loo baaraa hormon kaan dr nuucee ah baa baaro mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Hormoonada dumarka ayaa igu badan?
Post by: SomaliDoc on August 02, 2018, 06:57:24 PM
Haddii sida dumarka oo kale  aad u socotid macnaheedu maahan inuu hormoonkoodu kugu badan yahay, wixii faahfaahin ah qoraalkaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7946.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7946.0)
Title: Re: Su'aal: Hormoonada dumarka ayaa igu badan?
Post by: Sahnuunyar on October 04, 2018, 04:41:46 PM
bro dumarka ka dheerow oo rag xafad eey ku badanyihiin dag, gym aad oo is dhis. isku day inaad isbadal naftada ku sameysid. jiljileca iska dhaaf oo is adkeey dhan walbaba, hadal & socodka & fikirka. hab dhaqankaga badal