Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiaziz mohamed on March 24, 2019, 07:05:05 AM

Title: Su'aal: Habeenkii dareen saxaro ayaan la soo toosaa?
Post by: Abdiaziz mohamed on March 24, 2019, 07:05:05 AM
ASC ad aya umahadsantihin dhaman inta kaqeyb qadato wacyi sintada bulshadena gaar ahan baxda Somali doc. Markan intasi kaga gudbo suasheyda wax mid an anigu isku arkey ciladuna wexey tahay ma aqaan. Walal waxan in muda ah isku arkey San ujoga marmarka qar habenki saqta dhexe  ayan sokacaya anigo an modo in wax Saxara cml ey I hayso blse an koor ukicii Karin o qeybti wasarada laigu badalayo xanun iyo wax ad modo waran laigu tagayo inta udhexeyso qeybta saharada ey kasobaxda ila xininyada wuxuna I haynaya ila iyo 30 daqiqo in ladhan.marka inad ishegtan ciladano wax kenayo iyo asbabaha lagu daweynikaro.
MAHADSANIDIN