Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wadaniyada on December 23, 2009, 11:48:04 PM

Title: Su'aal ayaan idin waydiiyey walaalo
Post by: Wadaniyada on December 23, 2009, 11:48:04 PM
asc walaalo

walaalw axaan raba inaan idin waydiiyo

inan walaakay ah isagoo dhoor iyo toban jira ayoo qaad iyo sigara bilaabay wuu soo jeedaa habeen kii inta badan malaintii un buu seexdaa

hada ayaamahan wuxuu keenay inuu yidhaa waa lay xamanayaa waa lay daba joogaa  guriga inaku xigaa layga hadal hayey dad nala darisaa wxa iga sheegayey waa lay daba socdaa waa nooc waali ah oo kale walaal maxaad qofka saasa u malaynaysaan ama aad nagula talin lahydeen

jawaab baan idinka sugayaa
Title: Re: Su'aal ayaan idin waydiiyey walaalo
Post by: Dr.Sharbele on December 26, 2009, 02:50:28 PM
wc.wr
salaan sare,  HAALA,
su'aashaada wan akhriyay, waxanna filayaa walal inuu ka cabanayo (Hallusation) ama Halwasah, wax loo yaqaan, waana cudur ka mida, kuwa loo yaqaan, Psychatric, ama kuwa nafsaaniga.

Waa cudur sahlan, inta badan dhalinta ku dhaca, haba u badnaadeen raggu,waxan kale oo muhima inay jiraan calaamado kale, ama dabeecado cusub oo uusan lahaan jireen wlaalkeen, hadey jiraan, inaa wax inooga sheegto.

Sidoo kale, da'da uu jiro, inuu xaas ama reer leeyahay, iyo inay markii ugu horreeysay ee ad ku aragtaa, amase aad hadda ka hor dhaqtar u tagay, ama uu daawo isticmaalo, intaa inooga soo waran.

 Mahadsanid.
Dr. Ahmed Sharbele
Title: Re: Su'aal ayaan idin waydiiyey walaalo
Post by: Wadaniyada on December 26, 2009, 06:25:46 PM
walaal waa markii ugu hreesay een ku aragno xaaldan

wali muusan guursan waa 22 jir 

xalay xataa intuu seexaday 30 minute markuu hurday buu kacay oo yiri meeshani wayna dhibtay oo suuqiisa iska qabtay wax dawo ahna mana siin

uun calamadihiisu waa qaylda hows kaa waa laydaba joogaa waxba i xamanyadaa uu cararyo markuu intaa ku yidhaa

walaal siwacan iigu soo faah fahi jawaabta
Title: Re: Su'aal ayaan idin waydiiyey walaalo
Post by: Wadaniyada on December 28, 2009, 12:22:57 AM
walaal waxaad kaloo ii soo sheegtaa

talo ahaan qof aan ogayalyn sida balwada looga joojin karo  waayo muu ogala in uu joojiyo
bal talooyin iga soo siiya

iyo dhakhaatiir cilmi nafsi ah kuwo fiican oo jooga nairobi ma ii soo tilmaami kartaan madama uu joogo nairobi si aan u gayno

waad mahadsantihiin

waa walaashiin oo rabta jawaabtiina
Title: Re: Su'aal ayaan idin waydiiyey walaalo
Post by: SomaliDoc on January 04, 2010, 09:11:23 PM
Maxaad ka taqaanaa Schizophrenia?
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=935.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=935.0)