Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khaalid Yusuf on May 30, 2015, 10:15:31 PM

Title: Su'aal: Xanuunka xiiinyaha ku dhaca ee Varicocele?
Post by: Khaalid Yusuf on May 30, 2015, 10:15:31 PM
Asc wan salamay dhakhaatirta  waxan qabaa su,aal  xanuunka ku dhaca xiniinya ee varicocela  ka yimaada qulqulka dhiiga xididada oo sifican u shaqayn wayey hadii uu qofka ku dhaco  maxay dawadiisu tahay oo soo loo dabiibaa oo ugu fudud oo dhakhtarku qofka qaba ku caawinkaraa mase laga bogsoodaa  laga  caafimaadaa?
biyaha ragana xawada ayuu  dilaa taas macna heedu ma inuusan ninku waxba dhalayn miyaa waligi fadlan iiga soojawaaba alle ha idinla jiro?
Title: Re: Su'aal: Xanuunka xiiinyaha ku dhaca ee Varicocele?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2015, 07:06:25 PM
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan "Varicocele": http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html)
Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah, waad na soo waydiin kartaa.