Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Balkisa Ahmed on February 09, 2016, 06:31:54 PM

Title: Su'aal: hurdo cusli ama hurdo oo aan xad lahayn?
Post by: Balkisa Ahmed on February 09, 2016, 06:31:54 PM
Asc doktore waxaan qabay su aal
Waxaa jirto gabar walashey oo 19 jir ah marka dhibka hayata ayaa waxay tahay hurdo cusli ama hurdo oo aan xad lahayn maqribkii markii la gaaro ayunbey hurdo ku soo dagtaa wax kama aqrisan karto wax kama qabsan karto jikadana loomaba diri karo oo waa ay ku dhex hurdeysa  mararka qaaar waa ay ?ska baxdaa ayado hurdo lagu ogtahay ayaa laga soo qabtaa wadada intaas ay sameyneyso lama socoto oo waa ay hurudaa. Marar badan dhaqtar waa la geeyay lkn wax is badal ama cudur lagu soo sheegay ma jiraan  :(
Title: Re: Su'aal: hurdo cusli ama hurdo oo aan xad lahayn?
Post by: SomaliDoc on February 14, 2016, 03:27:56 PM
Jawaabta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4151.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4151.0)