Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: M.cadde on December 21, 2012, 03:45:24 PM
-
Ugu horeyn wan idin salaamay bahda barnamijka su,aalaha Waxan isku arkay biyo bax dagdag ah xiliga galmada waxan sidaas ahay mudo 6 bilood ah awal howsha wan wadi karay mudo 10 daqiiqo ah hadanat ma wadi kaqo 1 dapiiqo way so dagdagayan adinko raaliya hadu daawo leyahay cudurkan ii tilmaama wad mahadsantahay dre. Ok
-
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html