Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Noor Awdol on September 06, 2015, 06:53:44 AM

Title: Su'aal: Markay kaadi i qabato way igasoo daadanaysaa?
Post by: Noor Awdol on September 06, 2015, 06:53:44 AM
Asc dr adoo mahadsan waxaan qabaa suaal  mudo  week laga joogo ayaan isku arkay kaadida oo markay biqabato and igasoodaadanaysa intaanan fadhiisan oo xoogaa ixanuujinaysa iskuna halaynayo kaadida sealing the hore maanan lahayn  shukran
Title: Re: Su'aal: Markay kaadi i qabato way igasoo daadanaysaa?
Post by: SomaliDoc on September 07, 2015, 12:17:24 PM
Kaadida oo aadan ceshan garin waxay astaan u noqon kartaa caabuq kaadi mareenka ah, waxay kaloo tilmaami kartaa cillad xagga qanjirka prostate-ka hadduu jiran yahay ama uu bararan yahay.
Fadlan halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan labadaan cillad:
1- Caabuq kaadi mareenka:http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3237.0.html
2- Qanjirka ragga ee prostate-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html)