Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashwaaq on October 01, 2010, 12:13:54 PM

Title: su aal ku saabsan dhuusada
Post by: Ashwaaq on October 01, 2010, 12:13:54 PM
asc salaan kadib maxaa keena dhuusada badan  habenkii ma cudurbaa ?
Title: Re: su aal ku saabsan dhuusada
Post by: SomaliDoc on October 02, 2010, 08:30:58 AM
Dhuusada badan waxaa keeni kara dibbirada kaasoo ka imaan kara gaastrikada