Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: M.osman on September 08, 2015, 04:10:10 PM

Title: Su'aal: Maxaa sababa abnormal blood?
Post by: M.osman on September 08, 2015, 04:10:10 PM
Maxaa  sababa  abnormal blood after  period  imanaya  adiga  dareemaya pain  production system  oo wata  dhabar  xanuun , jidh  xanuun  , nervous 
Title: Re: Su'aal: Maxaa sababa abnormal blood?
Post by: SomaliDoc on September 09, 2015, 01:19:53 PM
Fadlan noo waadixi maxaa ka wadaa "abnormal" blood?
Mida kale waxaan kaa codsanaynaa in aad luqada afsoomaaliga aad ku qortid su'aashaada ama luqada english-ka oo aadan isku dhex qasin labada luqadood, waa lagu wareerayaa.