Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shosmanka on May 27, 2016, 10:52:46 PM
-
Dr waa idin salamayaa waxan codsanayaa in jawaab LA IGA siiyo hooyaday oo da' ah 86 sano mudana xanuunsanaysay ayaa dhaqtar Ku sheegay inay xameetida bukto.dawana wuu u qoray, lakin xanuunkii caloosha weli way ka cabanaysaa iyadoo dawadii qaadatay. Suurtagal matahay in qaliin lagu sameeyo oo xameetida laga saaro. Waad mahadsan tihiin.
-
Waa suuragal, badanaa xameetida haddii ay jirato ama dhagax galo waa la saaraa, laakiin maamada maadaama da' ay tahay waa in la baaraa caafimaadkeeda guud khaas ahaan wadnaha iyo kilyaha inay qalliin iyo suuxdin geli karto.