(http://up5.m5zn.com/photos/00055/u0u4elj7t2yt.jpg)
(http://up5.m5zn.com/photos/00056/ix5o7dxl6046.jpg)
Sarreeyow ma-nusqaamow
An siduu yahay eegno e
Kaana siib Kanna saar
Kulu sanah wa intum dayibiiiiiiiiiiiiiiiiiin
SAnadkan sanadkiisa ilahaw DAL nabad DAD cafimad QABA
SANAD GUURO WANAAGSAN WADANKEENA IYO SHACABKEENA
(http://up5.m5zn.com/photos/00056/ios35zaga7lx.jpg)(http://up5.m5zn.com/photos/00056/uog6i944yjzm.jpg)
Dalkeeygoow Dhulkaaga waa barwaaqe
Dalkeeygoow Dabeeyshaadu weey Udgoontee
Dalxiis Gaagamaan Imaanin Dalkeeygoow
Meelaan kugu doorsanaayaa
Miyeey Dunidaba kutaalaa Dalkeeygoow
(http://up5.m5zn.com/photos/00056/2d45yyf1odud.jpg)
(http://up5.m5zn.com/photos/00056/q82i5oco3osq.jpg)
(http://up5.m5zn.com/photos/00056/3xek40n39a9b.jpg)
waxaa Ilaaheey Uga Baryaayaa Wadankeena iyo Umadeena Soomaaliyeed Nabad iyo Jaceel iyo Nolol Barwaaqo ah.Ilaaheey waxaa ka baryaayaa Dhibka heesta Umada Soomaaliyeed inuu kaqaado..
(http://up5.m5zn.com/photos/00056/lwlspdzdt1qf.jpg)
(http://up5.m5zn.com/photos/00056/bo2hx50uv8el.jpg)
(http://up5.m5zn.com/photos/00056/bvumkmrecdqj.jpg)
NOO WANAAJI WEYNOOW WADANKEENA
DADKU WAA WALAALO..WAA WADA DHASHEENE
كــــــــل **سنــــــه**وأنـــتم ** طيبين
sanad guura wangsan
SANNAD GUURADDII 61aad EE HALGANKIIXISBIGII S.Y.L
HALHEYSKII XISBIGA : QABIIL QARAN MA NOQDO
(http://www.banadir.com/syl2.gif)
Marka hore waxaan hambalyo iyo boogaadin ba u dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah sannad guuradii 61aad ee guushii uu soo hooyey xisbigii S.Y. L, waxaan ilaahay ugu baryeenaa inuu naxriistiisa ku maneysto inta mootan ee naftoodda u soo huray xornimadda aanu maanta haysano , inta nool na waxaanu Eebbe ugu rajayneynaa in ay ku noolaadaan bash bash iyo barwaaqo, shacabka soomaaliyeed na dhibaatadda ku habsatay inuu ilaahay ka qaado
(http://www.ngw.nl/int/afr/images/somalia.jpg)
Somaliyaay toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taag daranee
Taageera waligiinee.
* * * * *
Ummadyahay mar kale toosoo
Calankiinna wada tiirshoo,
Danta guud ku taagsada oo
Isu wada tanaasula eey
Tawaabkoo qudhaa bixiyoo
Gobannimada taam ka dhigee,
Rabbi toobad weyddiistoo
Talo saarta Weynaha eey.
* * * * *
Qabiilkaad ku tookhdaan baa
Qawmiyaddaada kaa tira oo,
Tayo li'ida qoysqoyskaa
Idin bada tabaalaha eey
(http://up5.m5zn.com/photos/00057/u0638p50p6fa.jpg)
Inuu Naar ku taro mooyee
Dagaal ehel ma taabaggalee,
Shacabkaa in loo tudho oo
La tabantaabsho kaa mudaneey!
* * * * *
Curaddadaada taargo'ayaa
Tiiraanyo qaran weeyee,
Walaalkiis kan tooganayow
Adays jaray tagoogaha eey
Quruun teeda hanan weydaa
Tiqo kuma leh dunideenee,
Adduunyada ka tamin qaadtoo
Assaagiina tiigsada eey
(http://up5.m5zn.com/photos/00057/n2wknm0nv7u2.jpg)