Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kunciil15 on June 18, 2018, 05:03:22 PM

Title: Su'aal: Biyaha galo wadnaha maxaa keeno?
Post by: Kunciil15 on June 18, 2018, 05:03:22 PM
Asc dhaqtar waxan raba inan ogado biyaha wadnaha galo maxaa keeno, sidee loo daweeya.
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Biyaha galo wadnaha maxaa keeno?
Post by: SomaliDoc on January 04, 2019, 11:42:19 PM
Biyaha waxay galaan galka wadnaha ku daboolan, waxaana cilladaas loo yaqaanaa "Pericardial Effusion", waxa ugu badan ee keeno waa caabuq ku dhaco galka wadnaha sida Tiibishada ama xanuunada roomaatiisamka qaar ka mid ah.

Waxaa lagu ogaan karaa in sawir wadnaha la saaro iyadoo la adegsanayo qalabka ECHO, mararka qaar wadnaha biyaha waa laga miiri karaa si baritaan loogu diro hadidi la fahmi waayo waxa keenay in biyo galaan galka wadnaha.