Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on August 02, 2018, 02:41:49 PM
-
Asc .. salaan ka bacdi .. waxaan rabaa inaan wax ka ogaado maadada looyaqaan Omega faa'iidada ay jirka u leedahay iyo weliba halka laga helo mise sources-ka .. si nature ah miyaa loohelaa mise qaabab kale?
-
Omega waa nuuc ka mid ah saliidaha laga helo cunnooyinka, waxaana la arkay inay jirka u leedahay faa'idooyin badan, waxay u kala baxdaa Omega 3, Omega 6 iyo Omega 9, cunnada ugu badan ee laga helo waa kalluunka, akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7570.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7570.0)