Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on September 23, 2016, 09:08:03 PM

Title: ASTAAMAHA LAGU GARTO CAAQILKA XIKMADA LEH
Post by: SomaliDoc on September 23, 2016, 09:08:03 PM
(http://somalidoc.com/Topics/xikmad.png)

Bismillah,

Waxaan qoraalkaan kaga hadli doonaa 20 astaamood oo lagu garto dadka caqliga iyo xikmadda u saaxiibka ah, Fadlan iska fiiri in aad leedahay sifaatkaan ama aad ku aragtay dadka aad la dhaqantid.