Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salmaanu on December 04, 2017, 12:56:40 PM

Title: Su'aal: Waan guursaday, uurna wali ma qaadin?
Post by: Salmaanu on December 04, 2017, 12:56:40 PM
Waxaan Ahay Wiil Dhalinyaro Ah Ilaa 33 Jir Oo guursaday Walina uur Aanan Loo Qaadin Dhibka Aan Isku arkayna Waxaa Kamid Ah shahwadayda Oo Aad uyar umaleeyayna inaysan gaadhayn makaanka hal mar Ka badan Na aanan galmo samayn karin Markaan Yaraana Waan Siigayn san jirtay Taasaana umalaynaya Dhibka Ihaysta Inuu Saban uyahay Ee Ila taliya plz
Title: Re: Su'aal: Waan guursaday, uurna wali ma qaadin?
Post by: SomaliDoc on November 30, 2018, 07:42:54 PM
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in uurka soo daaho, biyahaaga oo yarne tilmaan uma ahan ee fadlan dhakhtar la xiriir si shahwada looga baaro tirada iyo tayada xawada bacrimiso ugxanta, akhriso faahfaahin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0)

Sidoo kale way dhacdaa mararka qaar in uurka soo daaho iyadoo wax cillad ah aysan jirin, talooyinka halkaan ku qoran raac: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0)