Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahadnur on December 16, 2016, 09:26:10 PM

Title: Su'aal: Jir dhiska madhaleysnimo makeena?
Post by: Mahadnur on December 16, 2016, 09:26:10 PM
asc dictoor , waxaan raba inaan ogaado jir dhiska ama misaanka badan ee la qaado marka jimicsiga gymka lasameynayo madhaleysnimo ma keenta ama dhibato kale makala kulmi karaaa  MAHADSANID
Title: Re: Su'aal: Jir dhiska madhaleysnimo makeena?
Post by: SomaliDoc on January 29, 2017, 05:48:27 PM
Jimicsiga ragga wax xiriir lama lahan madhalaysnimada, ku dadaal jimicsi caafimaad leh in aad samaysid adigoo ka fogaanayo daawooyinka jimicsi ahaanta loo xayaysiiyo oo qaarkood madhalaysnimo keeno.

Wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0)