Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Osman Hassan on January 30, 2016, 11:13:05 PM

Title: Su'aal: Maxaa u sabab ah dildilaaca dibnaha xaaskayga?
Post by: Mohamed Osman Hassan on January 30, 2016, 11:13:05 PM
su'aasha aanku waydiin lahaa drka waxaytahay maxaa u sabab ah dildilaaca dibnaha xaaskayga waxay ka cabanaysaa dibnaha oo dildilaaca qolfana ka kacaan ka dibna xanuun sababa iyo midabkii dibnaha oo casaan noqday maxaa lagu daawee yaa dr?
Title: Re: Su'aal: Maxaa u sabab ah dildilaaca dibnaha xaaskayga?
Post by: SomaliDoc on February 08, 2016, 02:21:24 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)
Fadlan raac talooyinka ku xusan.