Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on July 07, 2016, 08:47:52 PM

Title: Su'aal: Biyaha hoostooda iyagoo neefsan?
Post by: Ashom on July 07, 2016, 08:47:52 PM
Waxaa jiro dad biyaha hoostooda (dhexda) ku jiri karo 1-4 daqiiqo ayagoon neefsan .
Mala kordhin karaaa in neefta leeys ku celsho waqto badan?
Title: Re: Su'aal: Biyaha hoostooda iyagoo neefsan?
Post by: SomaliDoc on August 31, 2016, 08:31:05 PM
Waa tababar jirka lagu tababaray in oksajiinta uu ka maarmi karo muddo gaaban.
4 daqiiqo ka badan maskaxda bini'aadanka ma joogi karto oksajiin la'aan, marka intaas ka badan waa halis.