Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ifka Abdala on August 09, 2015, 11:18:18 AM

Title: Su'aal: Xanunka cagaha hoose oo huraya iyo calaacalaha?
Post by: Ifka Abdala on August 09, 2015, 11:18:18 AM
asc doctor waxan rabaa in aan wax ka ogaado xanunka cagaha hoose oo huraya iyo calaacalaha gacmaha bararna galaya maxaa keena maxana dawo u ah
Title: Re: Su'aal: Xanunka cagaha hoose oo huraya iyo calaacalaha?
Post by: SomaliDoc on August 10, 2015, 10:53:10 AM
Su'aashaas horay ayaan uga soo jawaabnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5716.0.html)