Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xireey Xuuriye Dhuxul on February 11, 2016, 04:23:00 PM

Title: Su'aal:waa maxay estrogen?
Post by: Xireey Xuuriye Dhuxul on February 11, 2016, 04:23:00 PM
asc suasheydu waxa weyaan waa maxay estrogen
Title: Re: Su'aal:waa maxay estrogen?
Post by: SomaliDoc on February 15, 2016, 05:16:38 PM
Estrogen waa dheecaan (hormone) ay sameeyaan ukun-sideyaashu (ovaries).

Estrogen waa hormoon xukumo wareega caadada qofta dumarka ah iyo waxaa kalo uu ka falgalaa nidaamka xubiinta wax soo saarka dhanka dhalmada, kaadi mareenka, wadnaha iyo xididaha dhiiga maro, lafaha, naasaha, maqaarka, timaaha, murqaha qaaska iyo maskaxda. Hormoonka Estrogenka intaas oo xubin ayuu xukumaa nidaamka ay ku shaqeeyaan, dumarka la soo darista hoolgabnimada dhanka dhalmada laga yaaba in aay isku aragto xanuuno kala  gedisan ku yimaado xibnahaas uu ka falgalo hormoonka Estrogeenka maadaama soo saarka hormoonka estrogen-ka uu yaraado.