Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: kaltun-dagan on September 10, 2020, 06:57:05 AM

Title: Su'aal: Caado wareer?
Post by: kaltun-dagan on September 10, 2020, 06:57:05 AM
Asc dr wad kumahadsantihiin sida umada somaliyed uga haqabtirteen baahida ay uqaban talo siinta cafimad jazakallah.
dr suasheyda waxay tahay ugu horeyn mudo 2 sano ah ayan isku arkayaa caado warer oo si wanagsan aysan iga imanenin sido kale waqtigeda kaso daahdo daahitanka hore waa isku arki jirey iney maalmo kuso darsato ama sanadkii hal bil aysan ii imaan lakin iney sidedi hore usocon weydo  tusale ahan hore  'malinta kowad ila 3 caadi aan badnen oon yaren dhiig xinjiro wa isu arki jirey hadase dhiig madow wasaq moodid marku si dhamanayo okale iga iman jirey isku arkayaa  malinta kowad labada malin dambe caadi wasaqdas sinyaraneso uun dhiig malahan
ama wxyar dhiig qadiif ah xinjir maba arko mudadan laba sano udambeysay isku arkayaa marmar na wax hilib cml oo yara balcas ah ama cadan xigen ah aya ku arkayaa marmar  maalintu caadada i imanayo mrka dr maxa keni karo gabar wn ahay 26 jir ah xita computer echo isa saaray wx ma qabtid aya la idhahay  intey waxan igu dhicin sanad kasi horeyay yeast infection aya igu dhacay aqon uma lehen mudo 7bilod aya mrna idaynayay mrna iguso noqonayay mrkas kadib ban iska daweyay sanad kadb ciladan dhiiga oo yarada isku arkayaa dr kheyr Allah kusiiyo bal iga jaahil bixi waxa sababi karo igana rali ahaw hadan qoralka badiyay asc wr wb.