Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ciisemidnimo on April 26, 2011, 01:38:14 PM
-
salaan sare, walaal waxaa ka cabanayaa cuncun kaasoo u badan xudunta ilaa jilbaha? hadii aan jiliciyo cucunkaas waxa uu u badan yahay waqtiyada aan dharka iska siibo gaar ahaan waqtiyada kuleelaha ama aan dhidido, sidaas darteed hadii aan quweysto iyo hadii kale cuncunka waa sidiisa.
-
Haddii aad ka cabanayso cuncun xilliga dhididka, horay ayaa looga jawaabay su'aashaan ee ka akhriso halkaan:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3103.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3103.0.html)
Waxyaabaha kale ee xajiinta keeno halkaan ka akhriso:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,532.0.html)