Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdulqadir on March 07, 2016, 12:06:27 PM

Title: Su'aal: Ilka burburka caruurta?
Post by: Cabdulqadir on March 07, 2016, 12:06:27 PM
Asc salaan kadib dhaqtarka waxaan weydiin lahaa : maxaa keena ilka burburka caruurta sideesa loo daaweyn karaa, hadiise uu canugu ilkaha ka burburaan ma usoo baxayaan kuwa fiican mise laga saaraa kuwaa jajabay. Mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: Ilka burburka caruurta?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 12:30:42 PM
Haddii ay yihiin ilkihii hore oo aan wali dhacan, kuwa fiican ayaa u soo baxo, laakiin waa in la daaweeyaa hadduu jiro cudur ciridka ku dhacay oo ikaha baaba'inayo, Akhriso qoraal ku saabsan Ilko bololka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,589.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,589.0.html)