Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abiib on September 01, 2016, 01:38:44 PM

Title: Su'aal: Dry skin ka maxaaaa lagu dawayn karaa?
Post by: Abiib on September 01, 2016, 01:38:44 PM
asc dr ka waxaan wayadan igu soo cusboonaaday dry skin ka oo dhamaan jidhkyga oo dhan aan ka dareemo  wakhtiyaada aaan maydho iyo wakhtigaya aan waysada qaataba xataa hadaan cream marsado  waxaan  dareemaa mudo ka dib ba jidhyga oo qalayl ah
 markaas axyabaha aan treatment ahaan u isticmalo

Title: Re: Su'aal: Dry skin ka maxaaaa lagu dawayn karaa?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2016, 07:16:05 PM
Waxaa haboon lahayd in aad la xiriirtid dhakhtar maqaarka si aad u ogaatid cillada nooca ay tahay.
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan kor qallaylka la dareemo qubeyska ka dib: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6260.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6260.0)