Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Husni on August 02, 2015, 10:36:26 PM
-
Maxaa keeni karo hiiq dher? Maxa calamad ah oo kaso muqa karto? Qofga qabo maxa daawo ah oo lasiin karaa?
-
Xiiqdheer ama Qixdheer waa xanuun u badan caruurta, haklaan ka akhriso warbixin faahfaahsan oo ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1355.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1355.0.html)