Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on October 21, 2015, 02:01:38 PM

Title: Su'aal: Biyahayga maxaa ku dhacay?
Post by: Kamaal on October 21, 2015, 02:01:38 PM
docters waan ina salamay sanado ayaan siigaysanayey waagii hore biyahayga way badnayeen wayna cadaayeen lkn hada biyahayga waa yaraadeen hadana midabkooda ayaa isbadalay oo gaduud ayaa kujira marka doctor maxaa sababaya arinta
Title: Re: Su'aal: Biyahayga maxaa ku dhacay?
Post by: SomaliDoc on October 24, 2015, 04:39:34 PM
Siigeysiga badan wuu yareeyaa shahwada wayna dhici kartaa in midabkeedu isbadalo oo ay noqoto mid concentrated ah.
Fadlan iska jooji siigeysiga, halkaane ka akhriso qoraal ku saabsan dhibaatada siigeysiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)