Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ciid mohamud on October 13, 2019, 12:03:27 PM

Title: Su'aal: Kabuubyo xilliga weysada?
Post by: Ciid mohamud on October 13, 2019, 12:03:27 PM
Asc, caleykum dr waxaan qabaa labo su'aal lood

1.dr waxaan dareema xiliga weyseysanayo koobqabyo aan ka dareemayo lugaha markaan biyaha marinayo.

2.dr maxaa keena ceyga ilmaha yaryar.