Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bashka on February 21, 2016, 04:41:48 PM

Title: Su'aal: Waxaa qabaaa sanka nabara iga soo baxo?
Post by: Bashka on February 21, 2016, 04:41:48 PM
su'aal waxaa qabaaa sanka nabara iga soo baxo ama fin markaas sanka buux samaa xanuuun xidada ila xanuuun badaxa qeyb kamida i xanuunto maalma kadib waan iska reeystaa talo iga siiya wilina uma tegin wax taqtara thanks
Title: Re: Su'aal: Waxaa qabaaa sanka nabara iga soo baxo?
Post by: SomaliDoc on February 28, 2016, 03:12:48 PM
Fadlan u tag dhakhtar si loo ogaado nabarka aad tilmaantay iyo meesha uu sanka kaga soo baxo intaba.