Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abu Muhammad on September 06, 2015, 04:39:50 PM

Title: Su'aal: Daawooyin weyneya xubinta taranka ragga?
Post by: Abu Muhammad on September 06, 2015, 04:39:50 PM
Asc wr wb
Dr majiran daawooyin weyneya xubinta taranka ragga , maxaase effects eh o ugesan karan caafimaadka qofka , hadiise e jiran ku weee waye daawoyinkas magacyadod??
Thanks.
Title: Re: Su'aal: Daawooyin weyneya xubinta taranka ragga?
Post by: SomaliDoc on September 07, 2015, 12:27:21 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5846.0.html)