Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awcabdi on January 21, 2011, 11:45:58 AM

Title: Su'aal: Garabka dabadiisa oo xigta feedhah ayaa aad ii xanuuneysa?
Post by: Awcabdi on January 21, 2011, 11:45:58 AM
Garabka dabadiisa oo xigta jeedhaha ayaa aad ii xanuunaysa sidii uu jab jiro
wax igu dhacayna magaranayo takale madhiga hadii aan kuraago way igaraacaysaa oo inaan jiifo ayaan doonayaa ma noqon kartaa dhaxan ama hawo igashay
waad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Garabka dabadiisa oo xigta feedhah ayaa aad ii xanuuneysa?
Post by: SomaliDoc on February 03, 2011, 05:32:58 PM
Feero xanuunka waxaa keeno xaalado badan ee shaxdaan ka faaideyso
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0)