Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Almis on October 18, 2016, 02:31:50 PM

Title: Su'aal: Caanaha oo la cabo faa'idadooda?
Post by: Almis on October 18, 2016, 02:31:50 PM
asc waxane marka hore ade iyo ade mid kal iyo lab ah uu salamaya bahda barnamijkane ee somalidoc iyo dhamaan inta ku xidhaan badane marka xigta waxane raba ine waydiyo dictorka su aale ane ii mudo baa madaxa ku hayay taasi oo sida ah :
dictor caano la caabo waxay igu danbaysay mudo hada laga jgo 8 sano ma caabo oo waxa igu maqal ine caanaha badane lagu cayilo waaayo kartoonka caanaha wax ku xusane wax la idha Nutrition information milk walba oo ku qoran ine ku jirto TOTAL FAT 3.1 g SATURATED FAT 1.6 g CHOLESTROL 18mg SODIUM 0.06g TOTAL CARBOHYDRATE 4.8g  SUGAR 1.6g PROTEINE 3.2g CALORIES 60  waxa jira oo kale kuun caano kala duwane oo waxane FATka ah kula badane yihine sidaso hada jirto inta badane wax la idha caano badane caabe aniga cayilka badane necbahye dictor marka wxane raba ine wax iga sheegto FATKANE caanaha ku jira WA MAXAY ! muxu taaara oo faaido uu leyhy ! FAT kane ku jira caano walba eee mid walba midkale ka badane yhy ama ka yareyhy ma keena qofka caano fatku ku badane caabo  inu ku cayilo hadi hada tahay qofka inu raabo ama jecyl ine caano caabo hadana  ka baqaya ine uu ku cayilo maxad kula taline ahyd ine caano side ah inu qaato ama caabo ma jirane caano logu tala galay ine aye cabane dadka cayilka badane neceb


mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Caanaha oo la cabo faa'idadooda?
Post by: SomaliDoc on October 26, 2016, 06:37:41 PM
Wax badan oo lagu cayilo ayaa jira, dufanka caanaha ku jira ma ahana wax cayilka si degdeg ah ku keeno, midda kale caanaha waxay xambaarsan yihiin faa'idooyin badan oo aan la soo koobi karin, midda kale caanaha dabiiciga ah ayaa ka caafimaad badan midka kartoomada lagu keeno.

Caanaha inta aad karkarisid ayaad labeenta ka qaadi kartaa ma subaga iyo caanaha ayaad kala fadhiisin kartaa, haddii aad tahay qof dhaqdhaqaaq badan ama jimicsi sameeyo, cayil laga cabsado caanaha kuu keeni mayaan, haddii maalintii ama labadii maalmood kal koob oo caano saafi ah aad cabtid, caafimaadkaaga ayaa u baahan.

Akhriso qoraal aan horay uga hadlanay faa'idooyinka caanaha geela: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7175.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7175.0)