Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abu Dalxa on May 22, 2016, 04:37:47 PM

Title: Su'aal: Waa maxay Bawaasiirtu?
Post by: Abu Dalxa on May 22, 2016, 04:37:47 PM
Asc Wr wb
Idinkoo Mahadsan Waxaan Rabaa inaan dhakhtarka waydiiyo.
Waa Maxay Bawaasiirtu?
Maxaa sabab u ah bawaasiirta ?
Calaamadaha lagu garto babaasiirta maxay yihiin
Maxaase lagu daaweyn karaa bawaasiirta?
Title: Re: Su'aal: Waa maxay Bawaasiirtu?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2016, 08:51:33 PM
Baabasiirka warbixintiisa ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)