Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caddale on July 27, 2017, 11:53:26 PM
-
asc dr mahad hakaa gaarto sida hufan oo ugu taagantahay caawinteena dre waxaa jeclaystay inaa su.aal kuweydiiyo taasoo ah dre waxaa qabaa xasaasiyad misna waxaa isku arkay inay tintu aad iiga daadanayso mudo 3sano ah misna 3sano hadaa isku arkay in tintu qeybta fooda kayaraatay misna inta tintu kayaraatay waxaa kadareemaa xanuun cun cun markaa tinta soo qabto 5 ila 6 tin aa soo go ayso salxaha ayna ka bilaabatay dhibaatadu dhaqtar hindi ah aa utagay bidaar waaye uu idhahay kaniini propecia uu isoo siiyey 10xabo cml aa ka cunay tin cusub ayaa sobaxday misna dhibkii wuu ihayey lkn masii wadin waa iska joojiyey kaniinkii marka dre maxaa dhibataas keenikaro maxasaasiyadaa mase dabeecadaha bidaarta
-
Caddle walal ilahey caafimad taam ah haku siiyo waxan jecelahy inan kula xiriiro ciwan keyga facebook wa gurmad mire e halke lagaa helaa thanks sxp
-
Halkaan ka akhriso faahfaahin ku saabsan Bidaarta:
http://bit.ly/2y1VtlW (http://bit.ly/2y1VtlW)