Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Walaalka on May 20, 2011, 04:05:25 PM
-
asc, Dr. mahdi waan ku salaamay walal salan kadib, walaal waxaan rabay in aad iiga jawaabto ama igala taliso wuxuu allle kaa baray oo cilmi ah: markii aan damco in aan cayaaro Kubada (Banooniga) dhidid ka koowaad ee aan dareemayo wuxuu iiga soo baxayaa sidii aniga jirkeyga oo dhan oo cir bad lagu duraayo, ama xiliga aan cunto cuno oo kuleyl yar aaan dareemo? marka maxaan sameyn karaa oo talo ah ama tusaale.
Best regards.
Abdi Hafid (Walaalka)
-
Walaal su'aashaada horay ayaa looga jawaabay ee halkaan ka akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3103.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3103.0.html)