Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amjaad2 on April 21, 2017, 10:47:47 AM

Title: Su'aal: Hadii xaaskaagu nooca dhiigeeda uu yahay (O -ve)?
Post by: Amjaad2 on April 21, 2017, 10:47:47 AM
Asc wr wb wxn slmya dhakhatirta sln kdb wxn rba su al inan idin weydiiyo .
Wxn mqly hadii xaaskagu nooca dhiigeeda uu yahay (O minus ) adna aad tahay (O plus) uur majiri doono arinkas bal wx iiga sheega si cilmiyaysan . Rin iyo been   thanks
Title: Re: Su'aal: Hadii xaaskaagu nooca dhiigeeda uu yahay (O -ve)?
Post by: SomaliDoc on August 19, 2017, 09:22:53 PM
Taasi waa fikrad khaldan, uur way qaadi kartaa haweentu laakiin waa in la siiyaa dhalmada ka dib cirbad taasoo ka hortagayso in dhiigga hooyada iyo dhiigga uurjiifka aysan is diidin mustaqbalka maadaama uu dhiiggooda kala duwanaan doono. markasta oo ay hooyadaani dhalayso waxaa la siiyaa cirbadda loo yaqaano "Anti-D"