Somali Medical Forums

Health Related Forums => Medical Stories and Jokes => Topic started by: Admin on December 14, 2007, 03:25:35 PM

Title: Haweeney Si Qalad Ah AIDS Loogu Sheegay
Post by: Admin on December 14, 2007, 03:25:35 PM
(http://d.yimg.com/us.yimg.com/p/ap/20071204/capt.b9a028e2e7f24339b80f7799625bfc91.hiv_lawsuit_bx101.jpg)Naagtaan oo 9 sano u qaadanaysid daawooyin kala nooc ah cudurka AIDS-ka ah ayaa baaritaan ay isku sameysay ay ogaatay inaysanba cudurka qabin taasoo keentay inay dacweyso dhakhtarkeedii iyo shaybaarkii baaritaanka ku sameeyay.

Serrano oo ah naag 45 jir ah oo ka cabatay dhibaatada ay daawadaan u gaysatay, maxkamadane ay go'aamisay in la siiyo 2.5 million oo doollarka maraykanka ah.

Serrano oo iyadoo oynayso la wareestay ayaa shegtay inay nolosheeda caadi u sii wadan doonto, dadka masaakiintane wax u qaban doonto, dhakhtar kale oo ka daaweeyo dhibaatada ay u gaysatay daawooyinka ay qaadatayne ay raadsan doonto.

Halkaan ka akhriso sheekadeeda oo english ku qoran (http://news.yahoo.com/s/ap/20071213/ap_on_he_me/hiv_lawsuit)

Dr.Mahdi
Title: Re: Haweeney Si Qalad Ah AIDS Loogu Sheegay
Post by: Diagnostic on December 16, 2007, 08:24:06 AM
So what happen to the doctor?
Title: Re: Haweeney Si Qalad Ah AIDS Loogu Sheegay
Post by: Dr.Adnan on December 16, 2007, 02:23:28 PM
Rather than praising for the result she want to sue them.