Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Osman Haji on July 14, 2020, 10:23:21 PM
-
Asc ditore
Waxan kamid ahay dadka kexeran pagekaga.
Mudo isbuc iyo kabadan waxa ibararsan xidid xanuuna wa jiraa.
Cirbad xanun baa'biye iyo mid qalajiye ah ayan ka qaatay xididkas daawo inay ku hakatay ayay umuuqata... maxaa xal u ah ditore... mahadsanid