Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: A/qadir Abdi on April 16, 2015, 02:31:16 AM

Title: Su'aal: Carrabka Oo Dillaac Samaynaya?
Post by: A/qadir Abdi on April 16, 2015, 02:31:16 AM
Asc Dr. waan idin salamay salan ka dib dr. carabka ayaa i dillaacay ama cracking ayuu samaynayaa midabkuna waxad moda inu yara cadyhay mar marna corneyasha ayu iga xanunaya.
Title: Re: Su'aal: Carrabka Oo Dillaac Samaynaya?
Post by: SomaliDoc on April 16, 2015, 10:55:48 AM
Carab xanuunka ama dildillaaca waxaa keeno karo dhowr shay oo kala ah:
1- Fitamiin yari jirka kaa hayso khaas ahaan fitamiinka B complex iyo macdan kalaba.
2- Haddii caabuq carabka uu jiro sida cabeebka iyo jeermis kalaba.

Fadlan u tag takhtar si baaris guud laguugu sameeyo oo loo ogaado xanuunka carab dillaaca kuu keenay