Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on January 22, 2018, 05:07:30 PM

Title: 15 Arrimood oo aan Guriga Loogu Dhali Karin.
Post by: SomaliDoc on January 22, 2018, 05:07:30 PM
(http://somalidoc.com/Topics/kudhal.png)

Bismillah,

Waxaan casharkaan kaga hadlaynaa dhibaatooyinka keensan kara halis caafimaad xilliga foosha iyo qaabka ay hooyada ugu baraarugi karto iyo wax la gudboon.

Maadaama hooyooyin badan ay doorbidaan inay guryaha ku fooshaan, waxaa muhiim ah in uurkaasi uu yahay mid sa dabiici ah loogu dhalin karo xaafadda, laakiin haddii ay jirto cillad keensan karto in foosha dhib ka dhasho taasoo saameyn kara hooyada ama uurjiifka waxaa haboon in xarun caafimaad ay hooyada ku dhasho.


Cilladaha ugu muhiimsan ee qasab ka dhigayo in hooyadu ay isbitaalka ku dhasho waxaa ka mid ah:

Hooyooyin badan ayaa ka fogaada inay isbitaalka ku dhalaan iyagoo ka fakarayo arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay Qarashka ku baxayo isbitaalka, Cabsi in hooyadu lagu qalo caruurta iyo Wacyi la'aan ku aadan faa'idada ku dhalidda isibtaalka ama dhibka mararka qaar ka dhalan karo in guryaha lagu dhalo.

Akhriso qoraal kale oo ku saabsan cilladaha aan halista ahayn oo ay hooyada uurka leh isku arki karto iyo sida ay ula tacaali lahayd: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0)
Title: Re: 15 Arrimood oo aan Guriga Loogu Dhali Karin.
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 22, 2018, 08:42:29 PM
Doc, Mahasanid Jzkllh.
Waa message aad wax badan u xambaarsan