Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaafiyo on May 21, 2018, 07:32:10 PM
-
Asc doctors waxaan rabaa inaan wax ka ogaado bura biyooda ugxanta wa maxay halisteeda uLgu wayn miyay leedahay wax daawa waamaxay xariirka kadhexeeya bura biyooda iyo uur qaadista fadlan IGA soon jaahil bixi adoo mahadsan ???? ???? ??? ??????[code
-
Buro-biyoodka ku samaysmo ugxanta waxaa loo qeybiyaa dhowr nuuc, badankoodne wax dhib ah ma keenaan markii laga reebo cillad loo yaqaano "PCOS", faahfaahinteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3126.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3126.0)