Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on July 10, 2018, 11:24:21 AM
-
Asc .. kadib .. waxaan rabaa in ley faahfaahiyo waxey yihiin:
• Fructose
• Galactose
• Glucose
• Lactose
• Maltose
• Sucrose
faa'idada ay caafimaadka u leeyihiin, sources-ka laga helo, qaabka uu jirka kaga faa'ideysan karo, hadii ay leeyihiin magacyo kale mise hal magac oo leysku wada yiraahdo iyo weliba hadii ay leeyihiin wax side Effects ah.