Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohames on August 16, 2018, 04:26:12 PM

Title: Su'aal: Calaamadaha xanuunka isfiilitada?
Post by: Mohames on August 16, 2018, 04:26:12 PM
Asc
Dr adigo mahadsan
Xanunka isfilitada somalidu u taqaan calamahada lagu garto isheeg
Sidese lagu daaweya?
Thank u
Title: Re: Su'aal: Calaamadaha xanuunka isfiilitada?
Post by: SomaliDoc on January 25, 2019, 09:14:49 PM
Isfiilitada ama waraabowga wuxuu ka mid yahay xanuunada bulshadu ka aaminsan tahay fikrado khaldan, link-gaan ka akhriso cashar kuu faahfaahin doono isfiilitada, astaamaha lagu garto, waxyaabaha keeno iyo sida loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1339.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1339.0)