Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dr.Faaruuq on October 19, 2009, 01:57:56 PM
-
asc waan idiin salaamay dhamaatiin slaan ka dib
su'aasha waxeeey tahay
wiil sxb keey ah ayuu waxuu dareemayaa xanuun xagga feeraha ah mar marna zaaid noqda xanuun ka dib waxuu u tagay dr jawaabtana waxeey noqotay in uu qaba lafa xanuunka feeraha ama roomariizam waxaan loo qoray kiniini waxuu ku fiicnaa mudda lkn mudda ka dib wuu ku soo laabaty xanuunkii waxuuna dareemaa caajis badan iyo jajabnaan iyo xanuun khafiif ah oo ah xagga feeraha marka maxeey tahay aragtidiinna ku aadan bukaankan?
waad mahadsantihiin dhamaantiin
-
Feero xanuunka wuxuu noqon karaa sanbab xanuun, lafo xanuun, muqo xanuun, neerfo xanuun.
mid waliba wuu ka duwanyahay kan kale.
Kan lafa xnuunka waxaa lagu gartaa xanuun ku siyaado dhaqdhaqaaqa ama riixist lafah feeraha wuxuu noqon karaa lafta sakaarta ama feerahaba.
Daawada laguu soo qoray qaado lana xiriir takhtarkaaga.