Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashwaaq on January 10, 2016, 05:44:05 PM
-
waxaan isku arkay mudobadan bushinta hoose oo icasaata dhaqqtar ayantagay waa qaliin ayuu iyiri markaan waydiyay sababta qaliinka waxuu iishegay in ay jiraan cudurubadan ee faruuryaha oo bahal ayaa gala ama qanjir ayaa xirma waxuuna iishegay in eeysan labadaas midna aheen teyda balse ay ubahantahey kaliya qaliin si xididada ay fresh u noqdaan marka ma kirta siyabo aan qaliinkaas uga badbadikaro thanks
-
Fadlan akhriso qoraalkaan inta aadan qalin bishinta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)
Sababta lagaaga qalayo bishintane iima muuqato mana fahmin weli.