Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ilkadahab on March 06, 2016, 07:42:31 PM

Title: Su'aal: Waxan ahay ruux la ildaran stress?
Post by: Ilkadahab on March 06, 2016, 07:42:31 PM
Doctor waxan rabaa in daawooyin la ii qor
Waxan ahay ruux la ildaran stress ma seexdo habenki cuntada si fican uma qato
Hada ka hor ayan dhakhtar u tagay wuxuu ii qoray daawooyin kala ah amptirtyline 25mg and olanzapine 5 mg hada daawooyin kala ayan u baahnay mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Waxan ahay ruux la ildaran stress?
Post by: SomaliDoc on March 17, 2016, 05:33:07 PM
Ilkadahab, alle ha ku caafiyo.
Sida aad tilmaantay daawo ayaa u baahan tahay, waxaana habboon in aad la xiriirtid dhakhtar psychiatrist ah si uu daawo kuugu qoro.
Annagu talo iyo tusaale ayaan bixinnaa ee daawo kama qorno halkaan.