Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on December 20, 2016, 12:25:53 AM

Title: Su'aal: Ma la cabbiri karaa Testosterone hormone?
Post by: Mr Mahamed on December 20, 2016, 12:25:53 AM
Ma iska cabitikaraa testostorone hormmone mala cabirikaraa qaabkeena loo cabirikaraa
Title: Re: Su'aal: Ma la cabbiri karaa Testosterone hormone?
Post by: SomaliDoc on February 28, 2017, 12:54:22 PM
Hormoonka testosterone-ka waa la cabiri karaa, waxaana laga cabiraa dhiigga. Waa qasab in aad dhakhtar la xiriirtaa oo baaris lagugu sameeyaa, kadibne daawadii kugu haboon isagaa kuu qori doono, hormoonkaan maahan mid la iska qaadan karo oo dhibaatooyin badan ayuu keenaa haddii aad isticmaashid adigoo u baahnayn, waa khalad ay badanaa ku dhacaan dhalinyaro badan, fadlan akhriso qoraal aan horay uga hadlay hormoonkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0)