Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Geesdiir on December 11, 2011, 01:55:53 AM
-
ASALAMU CALAYKUM
WALAALAYAAL WAXAAN QABAA SUAAL KU SAABSAN XAMEETIDA QOFKA LAGA SAARO MAXAA LOAGA BAAHAN YAHAY INUU ISKA ILAALIYO AMA KA TAXADARO HADII AY AHAAN LAHAYD CUNTADA IYI WAXII KALEBA EE LA XARIIRA NOLOSHIISA.SABABTA AAN SUAAASHAAS IDIIN WAYDIINAYA WAXA WEEYE XAASKAYGA AYAA LAGA SAARAY XAMEETIDA MUDA LAGA JOOGO LABA TODOBAAD.MAHADSANIDIIN.
-
ASALAMU CALAYKUM.
SALAAN KA DIB WAXAY DABA SOCOTAA SUAAL HORE AAN IDIIN WAYDIIYAY OO AHAYD QOF XAMEETIDA LAGA SAARAY O KU SAABSAN XAGA CUNTADA QOFKAASI MA CUNI KARAA BASBAASKA ,KILIYAHA ,BEERKA IYO WADNAHA OO DHAMAAANTOOD AY SI GOONI AH U XIISAYSO SABABTOO AH WAA WALAC OO WAXAY KU JIRTAA BISHII LABAAD EE WALACA MARKA MAXAA TALO AH OO AD NAGU SOO BIIRINAYSAAN. MAHADSANIDIIN.
-
ASC, su'aashaan oo kale waxaa la weydiiyay 2009 Dr Mareykan ah oo magaciisa la yiraahdo David L. Katz , jawaabtii uu ka bixiayayna waa tanaa ee linkigaas ku dhufo, haddii aad ingiriiska fahmayso waa ok hadday wax kaa khaldamaanse waa lagulala hagaajin doonaa, caafimaad ayaan kuu rajeeyay adiga iyo xaaskaagaba.
http://www.oprah.com/health/What-to-Eat-After-a-Gallbladder-Removal (http://www.oprah.com/health/What-to-Eat-After-a-Gallbladder-Removal).