Somali Medical Forums

Health Related Forums => Health News and Events => Topic started by: Drkheyre on March 30, 2013, 07:08:49 PM

Title: [Baladweyne] - Cudurka shuban biyoodka oo noqday DAACUUN
Post by: Drkheyre on March 30, 2013, 07:08:49 PM
[DAACUUN] – Ciidanka AMISOM ee Baladweyne ayaa Xaqiijiyay in cudurka shuban biyoodka ee ka dilaacay magaaladaas u yahay cudurka Daacuunka. Ka dib tijaabo loo qaaday Magaalada Nairobi si baaritaan loogu sameeyo.

http://www.hiiraan.com/news/2013/Mar/wararka_maanta30-21430.htm (http://www.hiiraan.com/news/2013/Mar/wararka_maanta30-21430.htm)