Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Dek Ali on October 31, 2018, 11:47:09 AM

Title: Su'aal: Waxaan maray qalliin wadnaha 1998?
Post by: Mohamed Dek Ali on October 31, 2018, 11:47:09 AM
dictore wxaan hadda ka hor maray qaliin dhanka wadnaha ah 1998 muddo dhann 20 sano anigo yar baa wiil middi igu dhuftay turaajo baa la iisuray 2010kii ne waxaa baabuur aan dhinac ka heystay igu jiiday dhagax lugta bidix ayaana iga so gaadhay dhaawac waana qoobka hoose ee bixid seedka ayaa wax gaareen marki hore wxan dareemi jire kuleel dhanka xagasha ah lkn 1 sanno in la jogo wxaan dreemaa kuleel lugta iyo gacanta bidixda ah iyo margiga dhanka qoorta  iyo maashka oo i kabaabyoonaya iyo wadne jiitan ferro xanuun mxaa igula talin laheed mhd snid
Title: Re: Su'aal: Waxaan maray qalliin wadnaha 1998?
Post by: SomaliDoc on March 20, 2019, 10:48:08 PM
Qaabka laguu hayo waxaa keeni karo xanuuno badan sida neerfaha, murqo xanuunka iyo haddii ay tahay cillad la xiriirto qalliinkii wadnaha ama dhaawacii dambe ee fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro, daawane lagugu qoro.